(Sawirro) Cali Guudlaawe oo doon ku maray deegaano uu ku fatahay Webiga Shabelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  maanta socdaal kormeer ku tagay Tuulada Baarey oo dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. Madaxweynaha oo kormeerkiisa ay ku wehliyeen Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa indha indheeyay goobta uu fatahaada ka sameeyay Wabiga oo howlo lagu xirayo ay ka socoto. Madaxweynaha ayaa sheegay in fatahaadaha … Continue reading (Sawirro) Cali Guudlaawe oo doon ku maray deegaano uu ku fatahay Webiga Shabelle